bloginku wa inaad muuqaalo soo dhigtaa website aad leedahay ,websitekana waxa loo
qaybiyaa 2qaybood qayb free ah iyo qayb aad gadanaysid.
qaybta freega ah waxa bixiya website loo yaqaano blogger, xaga qaybta kale bixiya
wordpress , waxaana lagaga bahanyahay inaad iibsato hosting and domain.
hosting oo ah kirada websiteka iyo domain of ah magaca websiteka ,
sir aad uga iibsatana waxa jira plat forms ama shirkada lagan iibsado hosting iyo domainkisa.
haddii aynu ku horayno shirkadaha hosting ka bixiya waa kuwan "interserver, hostigator , namecheap iwm"
shirkadaha domainka ana wa kuwan"porkbun, godday ".
waa maxay website monetization?
website monizetation waa inaad lacag ka samayso websitekaga adigo qoraalo soo dhigaya.
hababka lacagta looga sameeyana topicyo danbeenu
